Duqa Muqdisho oo caawa safarkiisii u horeeyey ugu ambabaxay dibeda (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Caawa safarkii ugu horeeyey ugu ambabaxay dalka dibediisa tan iyo markii la magacaabay dhowr bilood ka hor Wafdiga Gudoomiye filish ayaa u ambabaxay magaalada Durban ee dalka dalka South Africa halkaasoo ay kaga qeyb gali doonaan shirka caalamiga ah ee Maayarada … Continue reading Duqa Muqdisho oo caawa safarkiisii u horeeyey ugu ambabaxay dibeda (Sawirro)